Home Wararka Maanta Roobab Lagu Diirsaday oo Xalay Miray Deeegaano Badan oo ka Tirsan Galmudug...

Roobab Lagu Diirsaday oo Xalay Miray Deeegaano Badan oo ka Tirsan Galmudug Xili Maantay Laga wada Soomanyahay Galmudug

0

Inta Badan Deegaanada Galmudug ayaa Xalay Waxaa Ka Da.ay Roobab Dad iyo Duunyo Ku diirsadeen Deegaanadaas oo mudo la Daalaa Dhacaayay abaaro.

Degaanada Uu ka Da,ay waxaa Ka Mid Ah Magaalada Gaalkacyo Bandiiradleey Galinsoor iyo Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb Balabal iyo Deegaano kale oo Farabadan.

Sidoo kale Waxaa Maantay Lagawada Soomanyahah Deeganada Galmudug Guud ahaan iyadoo Shalay laga Arkay Bisha Ramadaan Qaar ka mid ah Degaanada Galmudug Sida Hobyo Wisil iyo Meelo kale.

Ad
Previous articleTaliye Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka Alshabaab oo Dhawaan Bilaaban Doona
Next articleMadar Xasan oo Si arxan Dara ah loogu Dilay Dalka Canada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here