Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamo Hor leh oo Xoraynaayo Deegaano Ka Tirsan Galmudug oo Garoonka Muqdisho...

Ciidamo Hor leh oo Xoraynaayo Deegaano Ka Tirsan Galmudug oo Garoonka Muqdisho laga Qaaday(Sawiro)

0

Waxaa maanta mar kale garoonka diyaaradaha Muqdisho ka duushay diyaarad sida ciidamo ku biiraya dadaallada dib-u-xoreynta ee ka socda gobalka Galguduud gaar ahaan magaalada Wabxo iyo hareeraheeda.

Ciidanka ayaa waxaa sagootiyay xildhibaanno saraakiil ciidan iyo mas’uuliyiin dowladeed.

Dhawaan ayaa ciidamada dib u xoreynta deegaanka oo kaashanaya ciidanka xoogga dalka, waxay la wareegeen magaalada Istaraatiijiga ah ee Wabxo, waxaana qorshuhu yahay inay sii baacsadaan haraadiga kooxda Khawaarijta ah ee wali ku dhuumaaleysanaya.

Ad
Previous articleMaraykanka oo Duqayn ku Dilay Dagaalyahano ka Tirsan Alshabaab
Next articleDEG DEG:Laba nin oo kasoo Jeeda Galmudug oo Goordhow lagu Toogtay Baar ubax

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here