Home Wararka Somaliya Wasaarada Amniga Galmudug oo Lagu Wareejiyay Gaadiidka Gurmadka Deg Deg ah (Sawiro)

Wasaarada Amniga Galmudug oo Lagu Wareejiyay Gaadiidka Gurmadka Deg Deg ah (Sawiro)

0

Xildhibaan Yuunis Maxamed oo ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta Wasaaradda Amniga Gudaha Galmudug waxuu ku wareejiyay Gaadiidka Gurmadka Deg Deg ah oo Loogu Talagalay hawlgalka lagula dirirayo Alshabaab ee ka soconaya Gobalka Mudug.

gaadiidka Ambulence waxaa Gudoomiyay Masuuliyiin ma Tirsan Galmudug iyo Sanater Cabdi xasan Cawaale Qeybdiid, waxaana Loogu talagalay in la geeyo Furimaha Dagaalka.

Galmudug gaar ahaan Gobalka Mudug waxaa ka soconaya Dagaalo xoogan oo u dhaxeeya Alshabaab iyo Ciidamada Galmudug oo kaashanaya Kuwa DFS.

Hasayeeshee Xildhibaan Yoonis Shaarre wuxuu mudan yahay ku dayasho sida uu difaaca dalka uga hormarsiiyey danta gaar ahaaneed uguna deeqay gaarigiisii in loo isticmaalo hawlaha caafimaadka hawlgalka lagula dagaalamayo Alshabaab

Ad
Previous articleRa’isul wasaare Rooble iyo Madaxda Maamul Gobaleedyada oo Xalay Shir xasaasi ah yeeshay
Next articleMareykanka oo Difaacay Duqeymo ay ka Fuliyeen Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here