Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg: Xubno Ka Tirsan alshabaab oo Caabudwaaq Lagu Qabtay

Deg Deg: Xubno Ka Tirsan alshabaab oo Caabudwaaq Lagu Qabtay

0

CABUDWAAQ Ciidamada Dowlada Galmudug ayaa gacanta ku dhigay rag hubaysan oo Al shabaab ah oo ku wajahnaa Gudaha Itobiyaan.

Dowlada Galmudug ayaa waxay intaasi ku dartay in xalay Abaaro 9:00 pm ay Ciidamada Amniga Dagmada Cabudwaaq gacanta ku so dhigeen Maleshiyaad rabay in ay gudaha u galan wadanka Itobiya.

Maleshiyaadkaas rabay in ay gudaha u galan DDS ayaa hada waxa baaritaan uga socda xarunta C. I.D ee Dagmada Cabudwaaq .

Ad
Previous articleHalis cusub ee soo wajahday heshiiska Soomaaliya iyo Kenya ee Soo Dhoofinta khaadka
Next articleDeg Deg Qaraxyo Goor dhaw ka dhacay Suuqa Degmada Afgooye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here