Home Wararka Somaliya Galmudug Sawiro: Heshiis laga gaaray Shaqaaqo ka dhacday Duleedka Gaalkacyo oo u dhaxeysay...

Sawiro: Heshiis laga gaaray Shaqaaqo ka dhacday Duleedka Gaalkacyo oo u dhaxeysay Galmudug iyo Puntland

0

Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha gudddiga nabaddeenta Gobalka Mudug oo ay wehlinayaan Guddoomiyaasha Degmada Gaalkacyo puntland Iyo Galmudug ayaa maanta ka qabsoomay xarunta Madaxtooyadda Gaalkacyo.

Ujeedka kullankaan ayaa ku saabsanaa Xalinta shaqaaqooyinka sababay isku dhacyo maalmihii u danbeeyay ka dhacay dhul daaqsimeedka Bariga Gobalka mudug iyo Guddaha Degmada Gaalkacyo,

Markuu uu soo dhamaaday kulanka ayaa waxaa si wada jir ah ula hadlay Guddoomiyaasha Degmooyinka puntland iyo Galmudug Maxamud Abdinuur iyo Cabdirixmaan sheikh xasan.

Waxa ayna sheegeen in xal iyo is afgarad laga garaay caqabadihii jiray iyo dhibaatooyinkii

Ad
Previous articleDaawo Sawirada: Shabaab oo soo bandhigtay la Wareegida Degmada Bacadweyne ee Gobolka Mudug
Next articleShir looga hadlayay amniga Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb oo ka furmay Dhuusamareeb.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here