Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Maanta furay Shirka Dowladaha Hoose ee Galmudug

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Maanta furay Shirka Dowladaha Hoose ee Galmudug

0

Ku simaha Madaxweynaha ah Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Maanta daahfuray Shirka Dowladaha Hoose ee Galmudug iyo Daadajinta Maamulka

Shirkan oo ay so qabanqaabisay Wasaarada Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisinta ayaa waxa ka so qayb galay Maamulada Dagmooyinka Galmudug ee la aqoonsanaa 1991 ka hor.

Madaxwayne kuxigeenka Galmudug ayaa sheegay in Siyaasada Xukummada u hogaamiyo Madaxweyne Ahmed Abdi Kadiye Ay awooda sarayso Daadajinta Maamulka iyo dhimaha Goleyaasha Deeganka Galmudug.

“Waxaa naga go,aan in adeegyada kala duwan ee Dowlad Goboleedka u bixiyo in lagu wareejiyo Dowlada hoose sida Arimaha Caafimadka Waxbarashada Biyaha Iyo Korontada” ayu yiri Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali dahir Eid.

Ad
Previous articleShir ay Soo qaban qaabisay Wasaaradda Deegaanka Galmudug oo Galkacyo ka furmay
Next articleBoliiska Kenya oo Beeniyay in Qaraxyo ay ku jiraan Suuq ku yaala islii oo Lagu Kala cararay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here