Home Wararka Somaliya Galmudug Booliska Gobolka Mudug oo Baadi Goob Xoogan ugu Jira Dabley Dad Shacab...

Booliska Gobolka Mudug oo Baadi Goob Xoogan ugu Jira Dabley Dad Shacab ah Laysay(Sawiro)

0

Ciidanka Booliiska Gobalka Mudug ayaa maalintii labaad ka wada deegaano ka tirsan Gobalka Mudug howlgallo lagu baadi goobayo dableey hubeysan oo dad shacab ku laayay wadada u dhaxeysa deegaanada kaxan dhaale iyo Galgalad oo ku yaala galbeedka gobalka Mudug

Taliyaha Qeybta Booliiska Gobalka Mudug G/dhaxe Cali Muuse Maxamuud iyo saraakiil ka tirsan ciidanka daraawiishta Galmudug ayaa bulshada deegaankaasi la qaatay kulan ballaaran kaas oo intiisa badan looga arinsanayay sidii looga samafali lahaa dilka iyo dhaawac loo geystay dadka ay ood wadaaga yihiin sidoo kalana gacanta loogu soo dhigi lahaa dableeydii weerarka hubeysan geystay kuwaas oo haatan baxsad ku maqan.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Oo Afar Qodob Xasaasi ah Kala Hadlay Safiirada Midowga Yurub
Next articleWafdi Hordhac u ah Madaxweyne Xasan Shiikh oo Baydhabo Gaaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here