Home Wararka Maanta Muzamil Maxamed oo Shalay Dilay Cabdiwali Xasan Cali oo Asna Maantay la...

Muzamil Maxamed oo Shalay Dilay Cabdiwali Xasan Cali oo Asna Maantay la Dilay

0

Maxkamada ciidamada Qalabka sida qaybta 60-aad oo dil toogasho ah ku fulisay Askari Qof shacab ah Baydhabo ku dilay.

Muzamil Maxamed oo Shalay Dilay Cabdiwali Xasan Cali ayaa Asna Galabtay Lagu Toogtay Baydhabo.

Muzamil ayaa Bajaaj uu Saarnaa Cabdiwali oo 14 jir ahaa Waydiistay lacag Dhan 0.5 Doolar Balse Waa loo Diiday lacagtii Kadibna Wuxuu Rasaas ku Furay bajaajtii Taas oo Sababtay inuu Cabdiwali Halkaas ku Geeriyoodo.

Baydhano ayaa Badanaa Waxaa Ka dhaca Toogasho Qofkii Qof Dila arinka Layaab ka leh ayaa ah in mudo 24 Saac Gudahood Maantay Toogasho Horay looga Fuliyay Muzamil oo Ahaa Askari ka Tirsanaa Ciidanka Daraawiishta Koonfurgalbeed.

 

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Israil ugu Baaqay inay Joojiso Duqaymaha ay Wali Ka Wado Gaza
Next articleCaruuskii isaga iyo walaalkiis ka yar lagu dhex dilay tukaankii ay waalidkood ka biili jireen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here