canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Aabaha Dhalay Wiilka yar ee ku Dhintay Mid kamid ah Xeebaha Turkiga oo ka Sheekeenaya Sida Wax u Dhaceen,,, | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Aabaha Dhalay Wiilka yar ee ku Dhintay Mid kamid ah Xeebaha Turkiga oo ka Sheekeenaya Sida Wax u Dhaceen,,,

Waxaa shalay Dareenka Bulsho badan oo Caalamka kunool gil gilay dareen naxtin lehn aku beeray sawiro iyo muuqaalo laga soo qaaday meydka wiil yar oo sadax sano jir ahaa oo soo tuftay Badda Turkiga,kadib markii ay dagtay doonidii uu wax ka saarnaa wiilkaasi.

Abdullahi Kurdi oo ah aabaha dhalay wiilkii yaraa ee ku dhintay xeebta Turkiga ayaa BBC u sheegay inuu doonayay inuu arko ilmahiisa markii ugu dambeysay oo uu la joogo, lana fariisto ebid.

Waxa uu sheegay in uu xasuusto qofka tahriibka u sameynayay ee muqalaska ahaa inuu kaxeeyay oo uu baray nin Turkish ah, kaddibna ay doonta fuuleen. Waxa uu xusay in ay ahaayeen 12 qof marka lagu daro darawalka.”Waxaan soconnay 4 ama 5 daqiiqo, kadibna darawalkii doonta waday ayaa arkay mowjadaha inay aad u weyn yihiin, waxaana uu ka booday doonta isaga oo baxsaday.”Ayuu yiri Abdullahi Kurdi

Waxaan isku dayay inaan doonta leexiyo laakiin waxaa gediyay mowjad xoog badan. Taasi waxay ahayd markii dhacday arrintu. Waxaan isku dayay inaan qabto ilmahayga iyo xaaskayga laakiin wax rajo ah ma jirin. Mid mid ayay u dhinteen.”Ilamahaygu waxay ahaayeen kuwa ugu quruxda badan caalamka. Ma waxaan jirin qof ilmihiisu aanay u ahayn waxa ugu qiimaha badan? Waxay ahaayeen ilmahaygu kuwo cajiib ah. Maalin walba ayay ii kicin jireen inaan la cayaaro. Maxaa ka qurux badan taas. Wax walba waa ay tageen hadda. Ayuu yiri Mr Kurd isaga oo ilmeenayai.

Waxaan jeclahay inaan ag fariisto qabriga qoyskeyga oo aan ku dejiyo xannuunka aan dareemayo, waxa uuna intaa raaciyay in marnaba aysan xasuustiisa ka baxeyn mashaqadii qoyskiisa ku habsatay.

nax_1 nax_2 naxtin_1 naxtin_4

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Dowlada Austria oo Sheegtay in ay Rabto Hanaan ay kaga Gudbeyso Jadwalka u dagsan Qaabilaada Qaxootiga ee Yurub,,,
- Mar 29, 2017
Dowlada Dalka Austria ayaa dooneysa in ay hesho qaab ay kaga gudbeyso qaabilaada Qaxootiga ...
Dhageyso Gudoomiye Jawaari oo Hadal adag ka jeediyay Shir ka furmay Magaalada Muqdisho…
- Mar 29, 2017
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa ka furmay shir weyne Qaran, kaasi oo looga ...
Sawiro Aaska loo sameeyay Sadax Saraakiil ee Ciidanka Puntland ka geeriyootay oo Garoowe ka dhacay…
- Mar 28, 2017
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28, March 2017 ka qayb ...
Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan shiikh oo Maqaal ka qoray Xaalada Cakiran ee wasiirada…
- Mar 28, 2017
Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo hadda ku sugan dalka Turkiga ayaa ...
Sawiro Dadka la dhigay isbitaalka Gaalkacyo oo Caafimaadkooda laga deeriyo,,,
- Mar 28, 2017
Xaalada Abaareed ee Gobolka Mudug ka jirta oo ka sii dareysa maalmihii ugu dambeysay ...
Sawiro Dowlada imaaraadka oo soo bandhigtay Gawaari loo isticmaalo Booliska oo Caalami ah…
- Mar 28, 2017
Booliiska wadanka isku taga Imaaraatka Carabta gaar ahaan kuwa magaalada Dubai oo looga bartay ...
Sawiro Raisal Wasaare Xasan Kheyre oo booqday Deegaanka Garasbaaley. Dhageyso..
- Mar 28, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo uu weheliyo ...
imisa Maalin ayaa ka hartay Doorashada Madaxweynaha Galmudug maxaase socda…
- Mar 28, 2017
Qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa ka socta magaalada Cadaado halkaasi oo dhawaan laga ...
Ninkii La Xirnaa Nelson Mandela oo geeriyooday isagoo jira Da.da…
- Mar 28, 2017
Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika waxa ku geeriyooday Ahmed Kathrada oo ka mid ...
Mareykanka oo diiday in la Mamnuuco Hubka Nukliyeerka isagoo Golaha Amaanka ka dhex hadlay…
- Mar 28, 2017
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa markii ugu horeysey abid ka doodey in caalamka ...
Deg Deg Haweeney Da.ah oo lagu dilay Muqdisho goor dhow…
- Mar 28, 2017
Wararka hadda naga soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in lagu dilay ...
Sawiro Isbitaalka Cadaado oo lagu kordhiyay Qeyb Casri ah Gudiga Tabar Wadaag oo Fulay…
- Mar 28, 2017
Munaasabad xarigga looga jaray dhismayaal cusub oo lagu kordhiyey isbitaalka Guud ee degmada Cadaado ...
Dhageyso Raisal Wasaaraha Somalia oo Wasiirada Cusub ugu Baaqay Hal Arin…
- Mar 28, 2017
Ra’isul wasaare Xassan Cali Kheyre oo ka hadlayey arimaha xukuumadiisa gaar ahaa wasiirada magacaaban ...
Cabdi weli Gaas oo ka hadlay Sadax Sarkaal oo ka tirsan Puntland oo Geeriyootay …
- Mar 28, 2017
Saddex Sarkaal oo ka tirsan ciidamada dowlad goboleedka Puntland ayaa ku geeriyootay shil ka ...
Maxay tahay Sababta Gudoomiye Jawaari iyo Xildhibanada ku fakarka ah uga soo horjeedaan Wasiirada Cusub…
- Mar 28, 2017
Siyaasad saluugaysan ayey ku dhawaaqeen xubno Xildhibaano ah oo uu hayinka u hayo Guddoomiyaha ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: