Home Wararka Maanta Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Goordhow Magacaabay Sadex Xubnood oo..

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Goordhow Magacaabay Sadex Xubnood oo..

0

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa magacaabay 3 xubnood oo kamid noqonaya Guddiga Sare ee Bangiga dhexe ee Soomaaliya, kadib markii ay dhawaan iscasileen xubno katirsanaa Guddiga Bangiga.

Xubnaha la magacaabay waxaa ku jira Wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Prof C/llaahi Sheekh Cali Qalloocow. Bangiga dhexe waxaa ka jira khilaaf muddooyinkii dambe kaasoo sababay in ay iscasilaan xubno kamid ah Guddiga Sare ee Bangiga Dhexe ee Soomaaliya.

Ad
Previous articleDiyaarad Dagaal oo Duqeeyey Guri Tacsi Lagu dhigaayay oo Ku yaala Galmudug
Next articleGolaha wasiirada Soomaaliya oo ka Shiray in La xiro aaladaha Tiktok Telegram iyo 1XBET

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here