canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Meydka Wiil Yar oo laga Helay Mid kamid ah Xeebaha Turkiga oo Kacshay Quluubta Bulshada Caalamka,,Daawo Sawirada,, | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Meydka Wiil Yar oo laga Helay Mid kamid ah Xeebaha Turkiga oo Kacshay Quluubta Bulshada Caalamka,,Daawo Sawirada,,

Muuqaal iyo Sawiro laga soo qaaday Meydka Wiil yar oo Siiriyaan ah oo ay soo tuftay Badda lagana helay Xeebaha meel ku dhow xadka ay wadaagaan Giriigga iyo Turkiga ayaa gil gilay quluubta bulshada Caalamka kunool.

Aylan Kurdi oo 3- sano jir ahaa ayaa kasoo jeeda Dalka Siiriya gaar ahaan Magaalada Kobani oo kutaala xadka ay wadaagaan Dalalka Siiriya iyo Turkiga, waxa ayna wiilkan iyo xubno kamid ah Qoyskiisa ay safar qatar badan u galeen sidii ay Yurub ku gaari lahaayeen.

Wiilkan yar ay la socdeen Hooyadiis iyo Wiil kale oo 5-sano jir ah oo la dhashay ayaa gabi ahaan Badda ku dhintay, waxaana wali biyaha Badda ku maqan hooyada dhashay Wiilkan iyo Wiil kale oo isna la dhashay Aylan.

Sawirada iyo Muuqaalka laga soo qaaday Wiilkan sadax sano jirka ahaa oo lagu baahiyay Baraha Bulshada iyo Websetyada Caalamka ayaa dareen badan galiyay dadkii daawaday, waxa ayna dhacdadan gil gishay quluubta bulsho badan oo Caalamka kunool.

Dhimashada Wiilkan ayaana indhaha caalamka kusoo jeediyay dhibka heesta qaxootiga Siiriyaanka ah ee kasoo cararaya colaada dalkooda ka aloosan, waxaana badda iyo meelo kale oo qatar badan ku dhintay dad badan oo Siiriyana ah kuwaa oo nolol iyo nabad u doontay Qaarada Yurub.

naxtin_1 naxtin_2 naxtin_3 naxtin_4 naxtin_5 naxtin_6 naxtin_7 naxtin_8

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Sawiro Soo Dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ee Dalka Jordan…
- Mar 29, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada ...
Roobab ka Curtay Qeybo kamid ah Koonfurta Galbeed ee Somaliya…
- Mar 29, 2017
Wararka naga soo gaaraya degaano dhowr ah oo hoos yimaada gobolada Baay iyo Bakool ...
Raisal Wasaaraha Britain oo Saxiixday Waqadihii ay Uk uga baxayeen Midowga Yurub…
- Mar 29, 2017
Ra'isal wasaaraha Ingiriiska, Theresa May, ayaa saxeexday warqaddii sida rasmiga ah UK ay ugaga ...
Waa imisa Tirada Xildhibaanada taageersan Golaha Wasiirada Cusub ee Maanta…
- Mar 29, 2017
Golaha Wasiirada DF Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta la horgeeyo barlamaanka Soomaaliya,  waxaana ...
Dhageyso Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cosoble oo Xiriirka Dowlada Dhexe shaki galiyay…
- Mar 29, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble oo maanta shir jaraa’di ku qabtay Magaalada Beledweyne ...
Sawiro Axmed Macalin Fiqi oo isku soo Sharaxay Madaxweynaha Galmudug isagoo sheegay,,,
- Mar 29, 2017
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Xildhibaanada Dowlada Somalia ayaa isku soo sharaxay ...
Deg Deg Gudoomiyaasha Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland oo isku imaanaya si ay u furaan…
- Mar 29, 2017
waxaa la filayaa in ay isku yimaadaan Labada Gudoomiye ee Maamulada Waqooyiga iyo Koonfurta ...
Nin Toorey la Gali rabay Xaruunta Barlamaanka Dalka Tunisia oo la xiray,,
- Mar 29, 2017
nin dhalinyaro ah oo ku hubeysan Toorey ama Mindi ayaa la xiray kadib markii ...
Dowlada Austria oo Sheegtay in ay Rabto Hanaan ay kaga Gudbeyso Jadwalka u dagsan Qaabilaada Qaxootiga ee Yurub,,,
- Mar 29, 2017
Dowlada Dalka Austria ayaa dooneysa in ay hesho qaab ay kaga gudbeyso qaabilaada Qaxootiga ...
Dhageyso Gudoomiye Jawaari oo Hadal adag ka jeediyay Shir ka furmay Magaalada Muqdisho…
- Mar 29, 2017
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa ka furmay shir weyne Qaran, kaasi oo looga ...
Sawiro Aaska loo sameeyay Sadax Saraakiil ee Ciidanka Puntland ka geeriyootay oo Garoowe ka dhacay…
- Mar 28, 2017
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28, March 2017 ka qayb ...
Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan shiikh oo Maqaal ka qoray Xaalada Cakiran ee wasiirada…
- Mar 28, 2017
Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo hadda ku sugan dalka Turkiga ayaa ...
Sawiro Dadka la dhigay isbitaalka Gaalkacyo oo Caafimaadkooda laga deeriyo,,,
- Mar 28, 2017
Xaalada Abaareed ee Gobolka Mudug ka jirta oo ka sii dareysa maalmihii ugu dambeysay ...
Sawiro Dowlada imaaraadka oo soo bandhigtay Gawaari loo isticmaalo Booliska oo Caalami ah…
- Mar 28, 2017
Booliiska wadanka isku taga Imaaraatka Carabta gaar ahaan kuwa magaalada Dubai oo looga bartay ...
Sawiro Raisal Wasaare Xasan Kheyre oo booqday Deegaanka Garasbaaley. Dhageyso..
- Mar 28, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo uu weheliyo ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: