Home Wararka caalamka Duqa Degmada Gaalkacyo iyo Ku Xigeenkiisa oo laga Keenay Mooshin ,,Daawo Warqada...

Duqa Degmada Gaalkacyo iyo Ku Xigeenkiisa oo laga Keenay Mooshin ,,Daawo Warqada Moshinka oo Mudug24 Heshay,,

2
SHARE

iyadoo Magaalada Gaalkacyo Dhawaanahan Ay ka Jiraan is Riix Riix u Dhaxeeya Gudoomiyasha Degmooyinka ayaa Xiligan Qaar kamid ah Xildhibaanada Waxay Mooshin ka Keeneen Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Ku Xigenkiisa,,

Waxay Xildhibaanda oo la Hadlay Mudug24 Sheegeen in ay Arimo Badan ku Dhaliilayaan Duqa iyo Ku Xigeenkiisa Taasi oo keentay in ay Mooshinka ka keenaand,,

moshin moshin1

2 COMMENTS

  1. Magaaladda Gaalkacyo Waxa ay u baahan tahay Mayor si fiican wax uga bedela, qaabka ay hada u taal, kana horumarin kara maglaadda dhamaan adeegyadda bulshadda Magaladda Gaalkacyo.

    Gaalkacyo Dib u dhiskeeda waxaa galay hakad, maadama Shaqada meesha taalo ay tahay mid u baahan Aqoon, Xirfad Shaqo iyo waayo aragnimo dheeraad ah.

    Waxaan kula talin lahaa, mayorka gaalkacyo ee cusub uu noqdo mid wax ka bedeli kara, horeyna u wadi kara Caasimada Gobolka Mudug, si ay dib ugu soo noqoto bilicddii degaanadda gal-mudug state of Somalia..

    Wabilahi Towfiiq

  2. Waxaa suuro gal ah mar hadii xal fiican laga gaaro arimaha Nabad ku soo dabaaladda Degaanadda Gal-mudug state of Somalia,. in Magaladda GAalkacyo iyo Magalada Dhuuso Mareeb la mataaneyn doono,isla markaasina ay noqdaan marka lagu daro magaladda cadaado,cabuudwaaq,ceeelbuur iyo ceel dheere Degaanadda ay sida ugu dhaqsiyaha badan U noqon doona MAGAALOOYINKA ay si buuxdo uga howlgasho dowladd goboleedka GAL-MUDUG STATE degaan welibana uu noqon doono mid kula tar tarma magaalooyinka kale dhanka HORUMARKA & BILICDA DEGAANKA… mayor-adda la magacabi doono, waxaan filaya iney noqdaan kuwa leh Qibrad maamul magaalo. ama wax u dhigma, si degaan ku u noqdo mid leh dhamaan wixii ay magaalo u bahan tahay.
    Waxaan u rajeynayaa in gal-mudug waqti dhow ay noqon doonto mid HORUMAR BUUXA oo xaawe ku socda LAGA DAREEMO, MAADAMA AY SHACABKEEDU U HIILAN YIHIIN INEY KA SHAQEEYAN HORUMARINTA,DIB UDHISKA, KA SHAQEYNTA AMNIGA DEGAAMADOODA.

    Cadaalad,Horumar,Waxqabad iyo Wadatashi waa astaanta GAL-MUDUG STATE OF SOMALIA

    Waad Mahadsan tihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here