Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo Dib u dhigtay Doorashadii Gaalkacyo iyo Xiisad Saakay Ka Taagan...

Galmudug oo Dib u dhigtay Doorashadii Gaalkacyo iyo Xiisad Saakay Ka Taagan Gaalkacyo

0

Gaalkacyo Guddiga Hirgelinta Doorashada Galmudug wuxuu hal maalin dib u dhigay shaacinta Guddiga Xulista ergada kuraasta #HOP095, #HOP038 #HOP069, waxaana la shaacinayaa Maalinta Jimcaha oo Taariikhdu tahay 11/03/2022.

Diiwaangelinta iyo Shahaado siinta Musharixiinta waxaa laga dhigay Maalinta Sabtiga oo taariikhdu tahay 12/03/2022.

Qabashada Doorashada waxaa laga dhigay Maalinta Axadda oo Taariikhdu tahay 13/03/2022.

Qaar ka Mid ah Beelaha Iska leh kuraastaan ayaa ilaa Xalay wada Hub aruursi xoogan Kadib markii Qoorqoor usheegay inuu Dad uxiray gaar ahaan HOP095 oo la sheegay in looxiray C.kariin Dhalac oo 9 sano ku Fadhiyay.

Ad
Previous articleAlshabaab oo La wareegay Degmada Matabaan
Next articleCiidmada GorGor iyo Haramacad oo Gaaray Degmada Matabaan oo Shalay Alshabab Qabsadeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here