Home Wararka Maanta Garoonka aadan Cadde oo Laga xiray Qeybta Tarminaalka ee UN ay isticmaalaan

Garoonka aadan Cadde oo Laga xiray Qeybta Tarminaalka ee UN ay isticmaalaan

0

Wararka laga helaayo garoonka Aadan Cadde ayaa sheegaya in hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha ay xireen UN-terminal oo ahayd halka ay soo degaan kana baxaan dhamaan diyaaradaha UN, AMISOM iyo safaaradaha reer galbeedka ee fadhigoodu yahay xerada Xalane.

UN terminal ayaa aha mid u gaar ahaa QM, AMISOM iyo dhinacyada gacansaarka la leh.

Ilo ku dhow terminalka ayaa ii sheegay in ay joogeen dhowr sarkaal oo ka tirsan hay’adda socdaalka kuwaasi oo hubin jiray sharciyada dadka ka soo degaya iyo kuwa ka baxaya halkaas.

Ma cadda sabbata loo xiray ilaa iyo hadda, Balse Masuuliyiin aan la xariirnay Ayaa xaqeejiyay in la xiray Maalintii Arbacada

Ad
Previous articleMadaxweyne Deni oo si kulul caawa uga Hadlay Dagaalkii Bosaaso
Next articleXisbiga Wadajir oo Madaxtooyada Soomaaliya ku Eedeeyay Dagaalka Boosaaso (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here