200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Deegano ka Tirsan Hobyo Oo laga soo Sheegayo Abaaro iyo Biyo la.aan Xoogan,,, | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Deegano ka Tirsan Hobyo Oo laga soo Sheegayo Abaaro iyo Biyo la.aan Xoogan,,,

Wararka naga Soo Gaaraya Deegano hoos yimaada dagamda hobyo ee gobolka mudug ayaa ku soo waramaya in xilligaani ay ka jiraan baaro iyo biya la,.aan xoogan kuwaasi oo saameyn ku yeeshay Dadka iyo Duunyada kadib Markii ceelashii iyo Baraagadihii ay istcimaali jireen ay biyo gureen islamrkana xilligii la filayay roobka uusan ku iman sanadkaani

Deegaanada xilligaani Biya la,aanta ka jirta ayaa waxaa ka mid ah Qararowe ,Bud bud ,Ceelducaale iyo deegaano badan oo hoos yimaada dagmadaasi

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Hobyo Maxamed Cali guure Oo la Hadllay Warbaahinta ayaa ugu baaaqay jaaliyadaha ka soo jeda deeganada iyo haaydaha samafalka in ay la soo garaan gar gaar dag dag ah si loo bad baadiyo ummada halkaasi ku nool

Gudoomiyaha Oo Hadalkiis sii wata ayaa waxaa uu dhinac kale sheegay in deegaano qaar ay xoolihii ku dhinteen kuwasi oo baqtigooda laga qaaday cuduro kala duwan

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. nuurkanederland says:

    RABBI baan u baryayaa in ilaahay roob qayr qaba u shubo beri insha alaah wayna helayaan beri why ilaahay baan ku kalsoonahay inuu iga aqbalayo why balanqaad baan rabbi ka haystaa ah aniga i barya waan idinka ajiibayaaye,,




ad

Deg Deg Sargaal Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo Goordhow Lagu Toogtay Xaafada Garsoor Ee Magaalada Gaalkacyo
- Jul 21, 2017
Kooxo hubaysan ayaa magaalada Gaalkacyo ku dilay Allaha u naxariistee Marxuum Xassan Cali Geelle ...
Xog Hayihii Farmaajo Oo Shaqada Laga Joojiyay Iyo Fahad Yaasiin Oo Seeftiisa Galka Kala Baxay
- Jul 21, 2017
Wararka laga helayo Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in Agaasimaha Madaxtooyada Fahad Yaasiin uu ...
Sawirro+Cod Go,aamo Xasaasi Ah Oo Laga Soo Saaray Shirkii Khamiis Laha Ahaa Ee Golaha Wasiirada Soomaaliya
- Jul 21, 2017
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu ...
Dhagayso Galmudug Oo Ka Hadashay Dagaalka Xeraale Iyo Qasaaraha Guud Ee Dagaalkaasi Dhashay
- Jul 21, 2017
Wararkii ugu dambeeayay ee naga soo gaaraya deegaanka xeraale ee waqooyiga gobalka galgaduud ayaa ...
Xog Madaxwayne farmaajo Oo Ka Baaqday Safarkii Uu Ku Tagi Lahaa Puntland Kuna Wajahan…..
- Jul 20, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lagu waday in safar ku tago deegaanada maamulka ...
Deg Deg Dagaal Xoogan Oo Ka Socda Deegaanka Xeraale Ee Gobalka Galgaduud
- Jul 20, 2017
Wararka ka Imaanaya Deegaanka Xeeraale ee Gobalka Galgaduud ayaa Sheegay in Dagaal Maanta uu ...
Daawo Warbixin ku saabsan Magaalada Gaalkacyo oo maanta laga diiday Lacagta Somaliga…
- Jul 20, 2017
Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Maanta waxaa ka taagan jahwareer dhanka iibka ...
Beesha Gaabane ee Reer Xaaji Saleebaan oo kulan ku yeeshay Magaalada Cadaado iyagoo kasoo saaray…
- Jul 20, 2017
Kulankan oo ay ka qeyb galeen Waxgarad iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda Beesha Gaabane ...
Galmudug Oo War Kasoo Saartay Xaalada Adag Ee Ka Jirta Deegaanada Galmudug Iyo Diidmada Shilin Soomaaliga
- Jul 20, 2017
Mas’uuliyiinta sare ee dowlada goboleedka Galmudug ayaa war ka soo saaray dhibaatooyinka ka taagan ...
Dhagayso Madaxwayne Ku Xigeenka Puntland Oo Sheegay In Ay Bixinayaan Mushaarka Ciidamada Isku Dhafka ah ee Gaalkacyo
- Jul 20, 2017
Cabdixakiim Xaaji Cumar  Cameey Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland oo warbaahinta la hadlay ayaa ...
Sawirro Alshabaab Oo Soo Bandhigay Col. Yaasiin Fiilo Iyo Ilaaladiisa Oo Isku Soo Dhiibay
- Jul 20, 2017
Al-Shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ku soo bandhigay Sarkaal ay ku ...
Dalka Mareykanka oo lagu Dilay Sadax Wiil oo Somali ah magaalada Columbus gobolka Ohio,,
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya dalka Mareykanka ayaa sheegaya in sadaxdii maalin ee lasoo dhaafay siyaabo ...
Dhageyso Madaxweynaha Maamulka Ahlu-suna oo Dowlada Somaliya iyo Caalamka Codsi u jeediyay…
- Jul 20, 2017
Madaxweynaha maamulka Ahlusunna ee gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan  ayaa ka codsatay ...
Gaalkacyo Oo Maanta Wax Lagu Kala Iibsanayo Lacagta Dollarka Maraykanka Oo kaliya
- Jul 20, 2017
Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Maanta waxaa ka taagan jahwareer dhanka iibka ...
Dhagayso Galmudug Oo Puntland Ka Dalbatay In Ay soo gacan Galiso Malayshiyaad Dad Maras Ah Ku Laayay Galbeedka Gobalka Mudug
- Jul 20, 2017
Taliye Kuxigeenka Booliska Galmudug Cabdi Jaamac Cabdule Xabeeb oo La Hadlay Mudug24   Ayaa ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: