Home galmudug Akhriso Magacyada Wasiirada Galmudug ee Lagu Dhawaaqay Caawa oo Masuuliyiin Badan Ka...

Akhriso Magacyada Wasiirada Galmudug ee Lagu Dhawaaqay Caawa oo Masuuliyiin Badan Ka Muuqdaan…

0

Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Galmudug Cabdi Kariin Xuseen Guuleed ayaa cawaa ku dhawaqay Golaha Wasiirada Maamulkiisa, waxaana liiska Wasiirada ku jira xubno sar sare oo katirsanaa Ururka Ahlu Sunna Waljameeca.

Wasiirada la magacaabay Waxaa ku jira Gudoomiyihii Golayaasha Ahlu Sunna Sheekh Ibraahim Guureeye oo shalay Cadaado ku saxiixay heshiis ay la galeen Maamulka Galmudug, waxaa sidoo kale Wasiirada ku jira xubno kale oo Ururkaasi kamid ah.

Halkan ka Aqriso Liiska Golaha Wasiirada Galmudug

gule_1.

gule_2 gule_3

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here