Home Wararka Somaliya Sawiro:- Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Muqdisho

Sawiro:- Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Muqdisho

0

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug ayaa goor dhow gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Somaliya halkaasi oo lagu soo dhaweeyay.

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa muqdisho u tagay ka qeyb galka shirka Dowlada ku baaqday kaasi oo hada u muuqda mid aanan suura galeenin.

Warar warbaahinta Mudug24 heshay ayaa sheegaya in Madaxweynaha uu qorsheenayo la kulanka xubnaha Mucaaradka si uu u sameeyo isku soo dhawaansho khilaafka jira.

Madaxweynaha ayaa la filayaa in uu sameeyo kulamo gooni gooni ah kuwaasi oo durba ka bilowday magaalada Muqdisho.

Ad
Previous articleGalmudug oo Magacowday Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Galmudug iyo Kuxigeenkiisa
Next articleMucaaradka Dowlada Somaliya oo ku dhawaaqay banaan-baxyo kale iyo Cabsi jirta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here