Home Wararka Somaliya Galmudug DEG DEG: ALSHABAAB oo Dib u Qabsaday Degmada Wabxo ee Gabalka Galgaduud

DEG DEG: ALSHABAAB oo Dib u Qabsaday Degmada Wabxo ee Gabalka Galgaduud

0

Dowladda Somalia ayaa la sheegay in ciidamadii DANAB ee gacanta weyn ka geystay qabashada degaanka Waxbo inay ka soo saartay, iyagoo la isku cidleeyay ciidamada degaanka ee Beesha Mursade iyo Shabaab.

Intaas kadib Ciidamada Deegaanka ayaa Ayagauna caawa isaga Soo baxay Degmada Wabxo

Amarka Ciidamada DANAB looga saaray degaanka Wabxo ayaa la sheegay inuu ka yimid Taliyaha ciidamada Xoogga Odowaa Yuusuf Raage, waxaana saacadihii ugu dambeeyay suuqa ku jirtay hadal heyn ah inuu madaxweynihii hore ee Somalia Farmaajo la soo xiriiriyay saraakiisha ciidamada ee ka haray dowladdiisa si ay wiiqaan dagaalka Shabaab.

Alshabaab ayaana Caawa Si nabad ah ula Wareegay Degmada Waxbo oo Dhawaan xoog looga Saaray

Ad
Previous articleCiidamada Degaanka iyo ku Dowlada oo Alshabaab kala Wereegay Degmadii isku Xiraysay Hiiraan Iyo Shabeelada Dhexe
Next articleXiisad u dhaxeysa Faransiiska iyo Talyaaniga oo ka dhalatay markab muhaajiriin sida

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here