Home Wararka caalamka Daawo Sawirada Madaxda Galmudug oo Xalay Xaflad Soo Dhaweyn ah u Qabtay...

Daawo Sawirada Madaxda Galmudug oo Xalay Xaflad Soo Dhaweyn ah u Qabtay Safiirkii Hore ee Kenya ,,Cali Americo,,,

1

Safiirkii hore Ee Dowlada Somalia u qaabilsanaa Dalka Kenya Amb Mohamed Ali Americo oo socdaal booqasho ah ku joogo Gal-Mudug Ayaa la kulmay Madaxda Dowlad Goboleedka Gal-Mudug.

Safiir Ameeriko Ayaa la kulmay Madaxweynaha Dowlada Gal-Mudug Mudane C/kariim Xuseen Guuleed iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaasi Maxamed Xaashi.

Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed Ayaa ugu hambalyeeyay Safiirka Hoowshii Wanaagsanaa Ee uu hoyay umadda Soomaaliyeed .

Dhinaca Kale Amb Mohamed Ali Americo Ayaa isna sheegay in dhankiisa uu aad ugu faraxsanyahay in uu la kulmo Madaxda Maamulka Cusub Ee Gal-Mudug.

Amb Mohamed Ali Americo Safiirkii hore Ee Dowlada Somalia u fadhiyay Dalka Kenya ayaa socdaalo kala duwan ku soo kala bixiyay Magaalooyinka Muqdisho, Kismaayo, Baydhabo, Garoowe , iyo Cadaado.

Sawirada Daawo

sawir1 sawir2 sawir3 sawir4 sawir5 sawir6 sawir7 sawir8 sawir9 sawir10 sawir11

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here