Home Wararka caalamka Ururka Suxufiyiinta Hiil-Reporter oo cambareyey Werarkii Hotel Jasiira

Ururka Suxufiyiinta Hiil-Reporter oo cambareyey Werarkii Hotel Jasiira

0
SHARE

Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Soomaliyeed Ee Hiilreporter Wariye Bile Tahliil Elmi Bile Labis oo shir jaraaid ku qobtay xafiiskisa ayaa wax laga xumaada ku tilmaamay bartilmaameedka ururuka Al-shabab ay ku hayaan hotelada Magalada Muqdisho oo as sida uu shegay soo nooleenta bilicdii Caasimada .

Gudoomiyaha Hiil-reporter ayaa sheegay in hada weerarada dhacaya ay yihin kuwo muu jinaya awood darida soo wajahday ururka Al-shabaab ayna cabdi galinyaan shacabka Soomaaliyeed.

“Waxaan ka argagaxnay bar-tilmaameedka qaraxa o oay ku geeriyoodeen Labo Saxafi oo Soomaali ah, waxaanaTacsi u diraynaa qoysaska ay ka baxeen saaxiibadeenna Suxufiyiinta. Waxaana cambaaraynaynaa qaraxaasi’ ayuu yiri Guddoomiyaha Hiil-Reporter Bile Labis.

Suxufiyiinta ku geeriyootay qarixii shalay ka dhacay Hotelka Jazeera ayaa lagu kala magacaabi jirey C/xakiim Maxamed Cumar oo u shaqeynayey Telefishinka SBC iyo Weriye Mohamed Abdihakim Macallim Omar oo ahaa Weriyihii Telefishinka UNIVERSAL ee Gobalka Gedo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here