Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo shir guddoomiyay shirka amniga (Sawiro).

Madaxweynaha Galmudug oo shir guddoomiyay shirka amniga (Sawiro).

0

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta shir guddoomiyay shirka amniga guud ee Galmudug oo ay kasoo qeyb galeen saraakiisha Hay’adaha amniga.

Madaxweynaha ayaa warbixin guud ka dhageystay saraakiisha kala duwan ee ciidamada qalabka sida oo ka warbixiyay xaaladda guud ee Amniga

Madaxweynaha ayaa ugu danbeyntii shirka faray saraakiisha ciidamada inay sii dardar geliyaan dadaalada suggidda amniga iyo la dagaalanka argagaxisada.

Ad
Previous articleMaxkamada Ciidamada oo Maanta xukun ku riday dad loo haysto dilkii dhagajuun.
Next articleRa’isul Wasaare Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo Maanta Shiray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here