Home Wararka Maanta Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa diiday waqti 2 todobaad ah oo uu...

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa diiday waqti 2 todobaad ah oo uu dalbaday maanta Garyaqaanka guud ee Dawladda.

0

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa diiday waqti 2 todobaad ah oo uu dalbaday maanta Garyaqaanka guud ee Dawladda, taas oo kusaabsan Dacwada Kursiga HOP086, oo uu ku guuleystay Fahad Yaasiin Xaaji.

Dacwada Kursigan ayaa bilaabatay markii ay Guddiga FEIT sheegen in aysan aqoonsaneyn Natiijadii doorashada ee Baladweyne, oo ay goobjoog ka ahaayeen xubnaha guddiga FEIT.

Maxkamadda Sare ayaa sabtida nagu soo wajahan ka dhigtay maalinka dhageysiga ama Fadhiga Maxkamaddu ay ku eegayso kiiskan.

Garyaqaanka guud ayaa dalbashada waqtigiisa la aaminsan yahay in ay ka dambeysay, markii ay wada hadal yeesheen Raysalwasaare Rooble oo ay is hayaan Fahad Yaasiin

Ad
Previous articleXildhibaanada Beri la Dhaarinaayo oo Fariin loo Diray
Next articleGudoomiyihii Hore ee Waxbarashada Gobalka Hiraan oo Caawa la Dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here