Home Wararka Maanta Dowladda kenya oo dalbatay in La xiro xeryaha Qaxootiga dhadhaab iyo Kaakuma

Dowladda kenya oo dalbatay in La xiro xeryaha Qaxootiga dhadhaab iyo Kaakuma

0

Kenya ayaa 14 maalmood u qabatay ha’yadda Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR si ay ula timaaddo qorshe lagu xirayo xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kaakuma, sida lagu shaaciyay qoraal lasoo dhigay barta Facebook ee wasaaradda arrimaha gudaha.

Kenya waxay sidoo kale sheegtay in qorshaha xiritaanka xeryahan aanan wax wadahadal oo kale laga yeelan doonin.

https://www.facebook.com/sharer/sharer.php?u=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FInteriorMinistryKenya%2Fposts%2F4027982010598569&display=popup&ref=plugin&src=post

Ad
Previous articleFaah faahin laga helayo dil ka dhacay Muqdisho
Next articleTaliyaha NISA oo gaaray Gobalka Geddo, Ogaaw sababta ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here