Home Wararka Maanta Deg Deg: Qarax Xoogan oo ka Dhacay Muqdisho iyo masuul lagu Dilay

Deg Deg: Qarax Xoogan oo ka Dhacay Muqdisho iyo masuul lagu Dilay

0

Qarax Miinada dhulka lagu Aaso ah ayaa Maanta lagu dilay Maamulihii iskuulka degmada Deeyniile Daahir Xasan Tooxow (Daahir Digdigle).

Qaraxa ayaa qabsaday gaari nooca raaxada ah oo uu watay xilli uu marayay laamiga Xaafada Bangala ee degmada deeyniile, waxaana maamulaha uu sidoo kale kamid ahaa Dhaqnaka degmada deeyniile.

 

Ad
Previous articleMaraykanka “Soomailand Waxay ka Midtahay Maamul Goboleedyada Soomaaliya:
Next articleCiidamada keenya Qarax lagu Laayay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here