Home Wararka Maanta AMiSOM oo Beri Howlgal Ka samaynaysa Garoonka Muqdisho kadib Qaraxyadii Dhawaan...

AMiSOM oo Beri Howlgal Ka samaynaysa Garoonka Muqdisho kadib Qaraxyadii Dhawaan ka Dhacay

0

Qofkii aan Safar ahayn berri looma ogolaan doono in uu galo gudaha garoonka Aadan Cadde!.

AMISOM ayaa soo saartay warqaddaan hoose, Waxa ayna sheegeen in maalinta berri ah ay sameyn doonaan baaritaan guud oo gudaha Xalane ah, Waxaana baaritaankaas loo adeegsan doonaa eeyaha tababaran ee halkaas ku xareysan.

Baaritaankaan ayaa imaanaya xilli maalmihii lasoo dhaafay ammaanka guud ee xarruunta Xalane laga dareemayay amni darro aad u xooggan, iyado xogo la helay sheegayaan in rag taabacsan Farmaajo ay halkaas hub ku aruursanayaan.

Berrito waxa ay Amisom ogolaan doonaan oo keliya dadka wata Tickets-ka, halka dadka kale ee caadiga ahaa oo iskugu jira shaqaalaha garoonka gebi ahaantoodba la hakiyay.

 

Ad
Previous articleUhuro kenyata oo Maantay Soo Gaartay Guul Daradii Ugu Waynayd
Next articleDeg deg: Gudiga Doorashooyinka Oo Shaaciyay Xildhibaanada Dhawaan lasoo Doortay kana Reebay Fahad yaasiin iyo Xubno kale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here