Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Dhuusamareeb ku Soo Laabtay (Sawiro)

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Dhuusamareeb ku Soo Laabtay (Sawiro)

0

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo safar shaqo ugu maqnaa Magaalada Muqdisho ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug

Madaxweyne Ku – xigeenka waxaa garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb kusoo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan labada golle ee Dowladda Galmudug.

Soo dhaweyn ka dib Madaxweyne Ku xigeenka Ayaa Loo galbiyay Madaxtooyada Galmudug, waxuuna Ka warbixin doonaa Shaqadii uu ka Soo qabtay Magaalada Muqdisho oo Maalmihii la Soo dhaafay ku sugnaa

Ad
Previous articleGalmudug oo qabtay Markab Laga Leeyahay Shiinaha
Next articleShuruudaha laga rabo xildhibaanada Galmudug ka imaanaya oo la shaaciyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here