Home Wararka Maanta Howlgal Lagu Burburinaayay Ganacsiga Sharci Darada ah oo lagh Qaaday Magaalada Gaalkacyo(Sawiro)

Howlgal Lagu Burburinaayay Ganacsiga Sharci Darada ah oo lagh Qaaday Magaalada Gaalkacyo(Sawiro)

0

Gudoomiye ku xigeenka Degmada Gaalkacyo Eng: Maxamed Cabdi Cilmi Oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan golaha Deegaanka ee degmada Gaalkacyo ayaa Maanta ka qeyb galay Howl gal balaaran oo lugu bur burinaayay goobo ganacsi oo sharci dara ah Oo dadweynaha ay ka dhisteen Hareeraha Wadooyinka Magaalada Gaalkacyo.

Howl galkaan ayaa intii uu socday waxaa cagta lugu mariyay meherado kaalmo shidaaleed kuwaas oo ku yaaley Hareeraha Wadada Astaan Golol oo uu ka socdo Dhismaha Wado laami ah.

Gudoomiye ku xigeenka Degmada Gaalkacyo Eng Maxamed Cabdi Cilmi ayaa sheegay in Howl galkaan uu Socon doono inta laga soo gaban gabeenaayo Dhismayaasha sharci darada ah ee ku yaalo Wadooyinka ugu Muhiimsan Magaalada Gaalkacyo.

Ad
Previous articleGabar Soomaaliyeed oo lagu Eedeyey in ay al-Shabaab lacago U aruurisay oo Maxkamad Lasoo Taagay Xukun Adagna Lagu Riday
Next articleWar Deg Deg ah: Maalinta La Dooranaayo Madaxweynaha Soomaaliya oo La Shaaciyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here