Home Wararka Maanta ITOOBIYA oo Bilowday inay biliwday Dhismaha Wajiga 2aad ee Biyo-xireenka ay ka...

ITOOBIYA oo Bilowday inay biliwday Dhismaha Wajiga 2aad ee Biyo-xireenka ay ka hirgalinayso Wabiga NIIL iyo Masar iyo Sudaan oo Xaalku Ku xunyahay

0

Itoobiya ayaa sheegtay in ay bilowday qabashada biyaha wajiga 2aad ee Biyo-xireenka ay ka hirgalinayso Wabiga NIIL-ka, oo ay isku hayaan dawladdaha Masar iyo Suudaan.

Addis Ababa ayaa cadeysay in bisha September-2022 qeybtan lasoo gabagabeyn doono, hadda wixii ka dambeeyana Biyo-xireenka uu yahay Nuklear/halis aan cidna haweysan karin.

Qaahira ayaa dhambaal dacwo ah u dirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midowbay, ayna ku dacweynayso dawladda Itoobiya in ay qaaday talaabo aan loo dhameyn.

Suudaan ayaa mustaqbalkeeda halis gali karaa, haddii ay dhacaan isku dayo la xariira in la qarxiyo ama la weeraro biyo-xireenka Itoobiya, isagoo si deg deg ah biyaha ugu sii deynaya dhinaca Suudaan.

Ad
Previous articleSAWIRO: Howlgal lagu soo qab-qabtay Ciyaal weero & hub kala duwan oo Muqdisho ka dhacay
Next articleDowlad Deegaanka Soomaalida iyo Galmudug oo ku heshiiyay iskaashi ka dhan Al Shabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here