Home Wararka Maanta Galmudug oo Fariin u dirtay Madaxweyne Farmaajo iyo Kooxdiisa kadib Doorashooyinka dhacay

Galmudug oo Fariin u dirtay Madaxweyne Farmaajo iyo Kooxdiisa kadib Doorashooyinka dhacay

0

Doorashooyinka Galmudug ayaa soo dhamaaday Badankeeda waxana muuqata in Madaxweyne Farmaajo iyo Xirtiisa ay ku Fashilmeen Doorashada Galmudug.

Galmudug ayaa u muuqata mid Fariin u dirtay Madaxweyne Farmaajo marka la eego sida doorashada u dhacday iyo waxa la filayay Markii hore oo aheyd inay soo baxaan Xubno taageersan Farmaajo.

Ilo Muhiim ah oo u waramay Mudug24 ayaa sheegay in Doorashada Galmudug ay ku soo baxeen Siyaasiyiin kasoo horjeeda Farmaajo iyo sida uu wax ku waday.

Qaabka Galmudug wax uga dhaceen ayaa Fariin kale u ah Maamulada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed kuwaasi oo loo badinayo inay taageero u yihiin Farmaajo.

Marka ay soo dhamaato Doorashooyinka Dalka ayaa lasii ogaan karaa qaabka ay doorashada u dhaceyso iyo Cida Awooda badan ku leh.

 

Ad
Previous articleNin Ciraaqi ah oo Gabar Soomaali ah Dilay ka Dib markii ay Diiday inay Xiriir Lasamayso
Next articleRaysulaasaare Scott Morrison oo loo Haysto Hees uu Si Xun u Qaaday iyo Qalalaase Ka dhashay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here