Home Wararka Maanta Madafiic lagu Garaacay Muqdisho iyo Duulimaadyadii Caalami ah ee imaan lahaa Muqdisho...

Madafiic lagu Garaacay Muqdisho iyo Duulimaadyadii Caalami ah ee imaan lahaa Muqdisho oo la Joojiyay

0

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo caasumada Soomaaliya, dhawaaqa jug culus oo lagu sheegay madaafiic ayaa lamaqlay, kuwaas oo lagu garaacay agagaarka iyo gudaha Madaxtooyada Soomaaliya, oo ay degan yihiin madaxda sare ee DFS.

Warar kale ayaa sheegaya in duulimaadyada caalamiga ah ee tagi lahaa garoonka Muqdisho ay dib udhac wajahayaan, sababo xagga ammaanka, iyadoo aysan wali dawladdu shaacin.

Mareykanka ayaa saacado kahor soo saaray digniin heerkeedu sareeyo oo kuwajahan weeraro Argagixiso oo kadhici kara Caasumada Soomaaliya, berrito waxaa lafilayaa in uu xilka wareejiyo Agaasimihii hore ee NISA Mahad Salaad.

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo Dalbatay in losoo Diro Ciidan Ajaanib ah oo Cusub
Next articleIsrail oo Dishay Sarkaal Sare oo Ka Tirsanaa Xisbullah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here