Home Wararka Maanta Maamulka Gobalka Banaadir oo Dib u dhigay Xiliga ay Furmayaan iskuulada Gobalka...

Maamulka Gobalka Banaadir oo Dib u dhigay Xiliga ay Furmayaan iskuulada Gobalka Banaadir

0

Agaasinka waxbarashada gobolka Banaadir ayaa sheegay in wax ka badel lagu sameeyey sannad dugsiyeedka 2023-2024.

Sannad dugsiyeedkan ayaa furmi doona 2da Sebtembar 2023, waxa uuna xirmi doona 6da Juun, 2024.

Sidoo kale waxaa kale oo la kordhiyey maalmaha dhigashada casharada oo laga dhigay 6 maalmood (Sabti ilaa Khamiis) ee asbuuca si loo dhamaystiro Manhajka.

Ad
Previous articlePuntland oo ka hadashay sababta Garowe looga celiyay guddoomiye Sacdiyo
Next articleShir Lagu Heshiisiinaayo Beelo Dhawaan Dagaalo Culus Dhexmareen oo ka Furmaaya…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here