Home Wararka caalamka Daawo Sawirada Shirkada Singjet oo Xaruun ka Furatay Degmada Cadaado ee Xaruunta...

Daawo Sawirada Shirkada Singjet oo Xaruun ka Furatay Degmada Cadaado ee Xaruunta Ximin iyo Xeeb…

0

Xafladani oo Lagusoo bandhigayay Bandhig Carweedka Shirkada Dabacaada iyo Xayeysiimaha Ganacsiga Ee Signget oo Cadaado Xarun’weyn ka Furatay Taa oo Soo bandhigeesay Sida ay U shaqeyneeyso Iyo Adeegyada ay U Qabaneeyso Bulshada Ree Ximan Iyo Xeeb.

Bandhig Careedkani ayaa waxaa kasoo Qeyb galay Godoomiyaha Degmada Cadaado Cabdulaahi Cabdi Raxmaan Xuseen Tootoole Iyo Masuuliyiin kale Oo kamid ah Maamulka Ximan Iyo xeeb ayagoona soo Dhaweeyay Shirkadaan Cusub Signget.

Agaasimaha Gobolada dhexe ee shirkada Signget Muxiyadiin Cabdikariin ayaa Sheegay in ay Bulshada Iyo Maamulkaba Uga mahadcelinayaan kasoo Qeybgalka Bandhig Carweedka waxa Uuna Intaasi Ku Daray In Ka shirkad ahaan ay ka Qeyb Qaadan Doonaan dadaalada Hormarineed ee Gobolada dhexe.

 

Daawo Sawirada Shirkada singjet

sing8 sing9 sing10 sing 1 sing2 sing3 sing4 sing5 sing6 sing7

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here