Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Galmudug oo si weyn Loogu soo dhaweeyay Deegaanka Qudus ee Galmudug...

Madaxweyne Galmudug oo si weyn Loogu soo dhaweeyay Deegaanka Qudus ee Galmudug (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo uu weliyo madaxweyne ku xigeenka ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay deegaanka Qudus ee duleedka degmada Caabudwaaq, waxaana halkaasi madaxweynuhu uu ka dhagax dhigay ceel biyood ay ka waraabi doonaam dadka ku nool deegaanka Qudus.

Madaxweynaha ayaa ka mahadceliyay soo dhawayn iyo marti qaad heerkiisu sarreeyo ee dadka deegaanku u sameeyeen wafdiga madaxweynuhu uu hogaaminayay, waxuuna xusay madaxweynuhu in uu deeganka ku soo laaban doono iyada oo uu deeganku sida haatan uu yahay ka ballaaran.

Ad
Previous articleAlshabaab oo Markale Xoog looga Saaray Degaano Hoostaga Matabaan(Sawiro)
Next articleGudoomiyaha Cusub ee Degmada Cadaado oo lagu Wareejiyay in Ka Badan 20 boos oo Dhul ah(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here