Home Wararka caalamka Deg Deg= Heshiisyo Hordhac ah ay Gaareen Maamulka Ahlu-suna iyo Dowlada Somalia…Akhriso...

Deg Deg= Heshiisyo Hordhac ah ay Gaareen Maamulka Ahlu-suna iyo Dowlada Somalia…Akhriso Qodobada..

0

Wasiirka Gaashaandhiga DF, C/qaadir Sh Cali Diini, oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Guri-ceel, ayaa waxaa lagu soo waramayaa inuu heshiis dhowr qodob ka kooban la gaaray masuuliyiinta Ahlusuna.

 

Wasiirka oo saacado badan kulamo Albaabada u xiranyihiin la lahaa saraakisha Ahlusuna, ayaa ugu danbeyn heshiis dhowr qodob ka kooban la gaaray masuuliyiinta Ahlusuna.

 

Qodobada lagu heshiiyay:

 

In labada dhinac ay xabadda joojiyaan.

In wadahadalada labada dhinac ay sii socdaan.

In ciidamada DF dib loogu celiyo Dhuuso-mareeb.

Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa, in wasiirka Gaashaandhiga iyo saraakiisha Ahlusuna ay qabtaan shir jaraa’id oo ku saabsan waxyaabihii ay ku heshiiyeen.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here