Home Wararka Somaliya Jubbaland Madaxweyne ku Xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid adan oo Rajo Xumo Ka Mujiyay...

Madaxweyne ku Xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid adan oo Rajo Xumo Ka Mujiyay in Gobalka Gedo Doorasho lagu Qabto

0

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa rajjo xumo ka muujiyay in Gobolka Gedo lagu qaban karo doorashada Golaha shacabka, isagoo sheegay in ammaanka magaalada Garbahaareey uu faraha kasii baxayo.

Maxamuud Sayid Aadan ayaa ku eedeeyay masuuliyad darrada amni ee gobolka Gedo.

 

madaxweyne Farmaajo ayuuna Ku eedeeyey inuu isagoona kuna Tilmaamay  inuu  duulaan kuso Qaaday Gobalka Gedo.

 

Maamulka Jubbaland ayaa doonaya in Gedo laga wareejiyo doorashada si ay doorashada ugu madax banaanadaan, halka dowladda ay rabto in doorashada lagu qabto halkaas.

 

Warkaan ayaa Kusoo aadaya iyadoo Maantay Kismaayo ay ka Bilaabatay Doorashada Golaha Shacabka ee Jubland Kumatali Doona lama Oga Siday ay ku Dhamaan Doonto Dorashada Gobalka gedo oo ay taalo 16 kursi.

Ad
Previous articleCiidamadii Saakay laga Qaaday Muqdisho oo Gaaray Magaalada Baladwayne iyo ujeedka Loogeeyey Halkaas.
Next articleCiidamada Galmudug iyo Kuwa Xooga Dalka oo minooyin Soo Saaray sheegayna inay Shabaab layeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here