Home Wararka Somaliya Galmudug Dowlada oo Gargaar Gaarsiiyay Dad ku Dhaqan Magaalo Ka Tirsan Galmudug oo...

Dowlada oo Gargaar Gaarsiiyay Dad ku Dhaqan Magaalo Ka Tirsan Galmudug oo Dhawaan Alshabaab Laga Saaray(Sawiro)

0

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta Boqolaal Shacab ah waxa ay Gargaar ugu qeybisay magaalada Masagawaa ee Gobolka Galgaduud oo bilooyin ka hor laga xoreeyey Kooxda Al-shabaab.

Waxaa lagu guda jiraa Bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxayna Hay’addu bilowday in shacabka ku nool deeganada Alshabaab laga saaray ay gaarsiiso gargaar, si looga caawiyo afurka.

Ad
Previous articleWAR DEG DEG AH:Ciidamo Ka Tirsan Alshabaab oo Goordhow isku Dhiibay ciidamada Darawiishta Galmudug(Sawiro)
Next articleMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Xil Culus u magacaabay Cabdikariim Xuseen Guuleed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here