Home Wararka maanta Dhageyso=Siyaasi Cabdi Waal oo dowladda ku eedeeyay inay masuul ka tahay khasaarihii...

Dhageyso=Siyaasi Cabdi Waal oo dowladda ku eedeeyay inay masuul ka tahay khasaarihii dagaalada Guriceel

0

Siyaasiga Cabdi-Nuure Siyaad ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay in hub culus ay ku weerartay degmada Guriceel oo weli aan caago buuran ku taagnayn.

 

 

 

Xaalad daganaasho ayaa laga soo sheegayaa in dagmada Guriceel ee Gobalka Galgaduud saaka laga dareemayo oo ay isku hayaan ciidamo kala taabacsan Dowladda iyo Ahlusunna Waljamaaca.

 

 

 

Waxaa lagu soo waramayaa in Ciidamada Dowladda ay banaanka ka joogaan dagmada Guriceel isla markaasina ay ku sugan yihiin Ahlu Sunna.

 

 

 

Cabdi Nuurre Siyaad oo ka mid ah garabka Ahlu Sunna ayaa sheegay inay dagan tahay Xaalada Guriceel oo ay iyaga gacanta ku hayaan waxaana uu Dowladda ku eedeyay inay Hub Culus ku soo weerartay dadkii daganaa dagmada Guriceel.

 

 

 

Halkan ka dhageyso:

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here