Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg: Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Gacanta Kusoo Dhigay Sarkaal Sare oo...

Deg Deg: Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Gacanta Kusoo Dhigay Sarkaal Sare oo Alshabaab ah(Sawiro)

0

Cabdi shidane Culusoow oo ahaa madaxii Isgaarsiinta Qeycad iyo Camaara ee Maleeshiyaadka Al shabaab ayaa maanta lagu qabtay Howlgal Ciidamada Deegaanka Bajeela maanta ka sameeyeen koonfurta Gobolka mudug

Sargaalkaan ayaa Maleeshiyaadka Al shabaab kasoo qabtay xilal kala duwan sida Saraakiisha Daraawiishta Galmudug oo maanta lagu wareejiyay inoo xaqiijiyeen

Sargaalkaa ayaan ku dhashay Deegaanka ceeldheer ee Gobolka Galgaduud.

Ad
Previous articleCiidamada Galmudug oo Sadex Degaan kala Wareegay Alshabaab
Next articleCiidamada Galmudug oo Kaashanaaya Dadka Deegaanka oo Weerar Culus ku Qaaday Alshabaab Saakay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here