Home Wararka Maanta Ciidamo ka Tirsan Dowladda oo dadka Shacabka ah ku risaaseeyay Suuqa Hayat...

Ciidamo ka Tirsan Dowladda oo dadka Shacabka ah ku risaaseeyay Suuqa Hayat ee Muqdisho

0

Ciidamo ka Tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa Caawa Risaas hubeyay dad shacab ah oo ku sugnaa Suuqa Xayaat Ee ku yaala Muqdisho.

 

Dad shacab ah Ayaa la sheegayaa inay ku wax yeeloobeen Risaasta ay fureen Ciidamada Dowladda Soomaaliya

Wiil dhinyara ah ayaa ku dhaawacmay Risaas ay fureen Ciidamada Dowladda oo Marayay Agagaarka Suuqa Hayat Market ee Muqdisho, waxaana Lagu Magacaabaa Maygaag.

Xalay ayay aheed Markii Ciidamo ka Tirsan Dowladda ay Toogteen Laba walaala ah oo Moota Bajaaj saarnaa

 

 

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo Saxiixay Miisaaniyada 2022 (Sawiro)
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo Soo gaaray Muqdisho (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here