Home Wararka Maanta Baanaanbax looga Soo Horjeedo Dhacdadii Xalay Ka Dhacay Guriceel oo Halkaas lagu...

Baanaanbax looga Soo Horjeedo Dhacdadii Xalay Ka Dhacay Guriceel oo Halkaas lagu Qabtay(Sawiro)

0

Guriceel: Banaanbax looga soo horjeedo dhacdadii foosha xumeyd ee xalay lagu dilay Allaah ha u Naxariistee Marxuum C/laahi Cali Hudeey oo ahaa nin dhalinyaro ah oo la dhashey taliyaha booliiska Degmadaasi.

Dibadbaxaan oo ay kasoo qeyb galeen Boqolaal Dadweyna ah oo iskugu jira Bulshada qeybbaheeda sida Waxgaradka, Culimada, Dhalinyarada, haweenka ayaa lagu cadeeyay in dambiilihii oo tiirka la keeno uu yahay xalka ugu weyn ee mudan in loo dhaqsado.

 

 

 

Ad
Previous articleQaramada Midoobay oo Aqbashay Codsi uu Xasan Shiikh Dhawaan Dorsaday
Next articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Israil ugu Baaqay inay Joojiso Duqaymaha ay Wali Ka Wado Gaza

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here