Home Wararka caalamka Dhageyso: Col. Caalim ”Weli Guriceel waa nabad, xabad joojintii waa dhaqan gashay+Dadaalada...

Dhageyso: Col. Caalim ”Weli Guriceel waa nabad, xabad joojintii waa dhaqan gashay+Dadaalada Nabdda”

1

Madaxweynihii hore ee dowladda Galmudug Col. Maxamed Axmed Caalim ayaa ka dhawaajiyay in weli ay jirto xabad joojintii ay ku dhawaaqeen guddigooda ku dhex jira xiisadda degmada Guriceel.

“Weli xabad joojintii weeye dhulkuna waa nabad oo labada dhinac xabad joojinta way aqbaleen” ayuu yiri Col. Caalim.

Weli waxaa soconaya dadaallada lagu doonayo in lagu qaboojiyo dagaalka ka taagan degmada Guriceel ee gobalka Galgaduud.

Halkan ka dhageyso:

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here