Home Wararka Maanta Deg Deg Diyaarado dagaal oo goor dhaw duqeeyay Gobalka Hiiraan

Deg Deg Diyaarado dagaal oo goor dhaw duqeeyay Gobalka Hiiraan

0

Diyaarado Dagaal ayaa goordhow duqeeyey Deegaanka Coomaad oo hoostaga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan halkaasi oo saldhig ku lahaayen ururka Al.shabaab.

Lama ogo khasaaraha rasmiga ah ee duqeeynta ka dhalatay, waxaana la sheegayaa in dadka deegaanka ay maqleen jug culus

Dadka deegaanka ayaa sheegay in maanta ay arkayeen Diyaarado joog hoose ku socda ka dibna ay maqleen duqeymaha

Shabaab ayaa dhawaanahaan isku aroosanahay Gobalka Hiiraan, waxayna kaga duulaan tagayeen Dowladd deegaanka Soomaalida

Ad
Previous articleDowladda uganda oo Beenisay hadal ka soo yeeray Alshabaab
Next articleWasiirka Qorsheenta Galmudug maxuu kala hadlay Shaqaalaha Wasaaradda ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here