Home Wararka Somaliya Sawiro: Gaalkacyo oo laga bilaabay Abaabul Dhaqaale loogu aruurinayo Ciidanka Fadhiya Furimaha...

Sawiro: Gaalkacyo oo laga bilaabay Abaabul Dhaqaale loogu aruurinayo Ciidanka Fadhiya Furimaha Dagaalka

0

Magaalada Gaalkacyo maanta waxaa ka bilowday abaabul xoogan oo ku aadan sidii dhaqaale loogu aruurin lahaa ciidanka fadhiya faruumaha hore ee dagaalka lagula jiro ciidanka shabaab.

Dhalinyarada Gobolka mudug iyo Maamulka Gobolka mudug ayaa horkacaya waxana la hor istaagay meel meherad walbo oo ku taala Gaalkacyo kuwaasi oo laga codsanayo waxa ay u awoodaan ciidanka.

Si lamid ah sidaasi waxaa abaabulo kale ka socdaan Guud ahaan caalamka taasi oo dhaqaale loogu aruurinayo ciidanka fadhiya faruumaha hore.

Ad
Previous articleKenya oo Xayiraado Cusub laga Cabsi Qabo Xili Kiisaska Corona ay soo kordhayaan
Next articleAbaabulka Gurmad Lagu Garab istaagayo Ciidamada Galmudug oo Galkacyo ka bilaawday (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here