Home puntland Deg Deg:- Taliyihii Nabad Sugida Gobolka Banaadir oo Xilkii laga qaday

Deg Deg:- Taliyihii Nabad Sugida Gobolka Banaadir oo Xilkii laga qaday

0

Ila wareedyo xaqiiq ah oo ay heshay Warbaahinta ayaa sheegaya in Xilalkii laga qaaday Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir Maxamed Adan Jimcaale (Koofi) iyo ku xigeenkiisa C/Fataax Shaaweeye.

 

Waxa Xilalkaasi loo magacaabay Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir C/Xakiim Farey oo hore u soo noqday Taliyihii Ciidanka Ilaaladda Madaxweynaha sido kalena ku xigeenkiisa Maxamed Xasan ayaa isagana hore u soo noqday Taliyaha Nabadsugida Goboladda Dhexe.

 

Taliyaha Nabadsugida Gobolka  ee La badalay Maxamed Adan (Koofi) waxa dhawaan la shaaciyay inuu iska dhiibay Dalka Jarmalka,balse Nabadsugida Gobolka Banaadir waa ay beeniyeen Wararkasi.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here