Home Wararka caalamka Madaxweynaha Puntland oo Eryay Gudoomiyihii Gobolka Nugaal…

Madaxweynaha Puntland oo Eryay Gudoomiyihii Gobolka Nugaal…

0

Madaxweynaha Dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa Gudoomiye Cusub u Magacaabay Gobalka Nugaal oo uu horay u Gudoomiye uga ahaa C/rashiid Xaashi Cali Bumbe.

 

 

Tigreeto ka soo baxday Madaxweynaha ayaa Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Nugaal lagu Magacaabau C/llaahi Ciise Aw-Axmed oo horay Gudoomiye uga soo noqday Gobalkaasi 2004-tii ilaa 2007-dii.

 

 

Gudoomiyihii hore ee Gobalka Nugaal C/qani Xaashi Cali Bumbe ayaa Maalmahaan ku sugnaa Magaallo Madaxda Gobalka Mudug ee Gaalkacyo,waxaana uu uga sii dhoofay dalka Sweeden.

 

 

Sikastaba ha ahaatee Madaxweynaha ayaa sidoo kale la filayaa inuu badal ku sameeyo Gudoomiyeyaasha Goboladda Mudug iyo Bari,balse lama oga goortauu badali doono iyo dadka uu ku badali doono.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here