Home Wararka maanta Dhageyso:-Shacabka Reer Galmudug Oo soo Dhaweeyay Gaadiidka Bajaajta oo Gaalkacyo ku soo...

Dhageyso:-Shacabka Reer Galmudug Oo soo Dhaweeyay Gaadiidka Bajaajta oo Gaalkacyo ku soo Badanaayo

1

Ayadoo Ay Maalmihii Danbe Ay ISa Soo Taraayeen Hormarada Dhinacyada kala Duwan leh  ka Jireen Magaalada Gaalkcyo Ee Caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug”
isla marakaana marba marka ka danbeysa ay ganacsatada Somaliyeed ka hirgalinayeen Deganada galmudug ayaa waxaa maalmihii danbe caasimada galmudug ee gaalkcyo ku soo kordhay gaawaari aad uu yar yar islamarkana dadku ay soo dhaweyeen”
Gaawaridaan loo yaqaan BAJAAJ oo dadka heer gaalkcyo ka maqli jireen dowladaaha dariiska la ah somaliya oo sanadihii danbe si weyn uga hirgalay somaliya ayaa waxaa magalada Gaalkcyo nasiib uu yeelatay in ay ka howl gaalaan”
Gaarigaan oo ah gaari aad uu yar yar ma raacikaraa in ka badan 5ruux oo uu wadaha kujiro Hadana waxba kama duwan gawaaria kale marka loo ego qaab ahaantiisa Maanta Ayaan Kula Kulmay Qaarkamid ah Darawaliinta BAJAAJTA Ayaa Kaagawaramay mudug24.net”
Dad Badan Ayaa isweydiinaya Xagee Laga Keenaa Gaariga Baajaajta Ama Sadex Lagaaleyda Qaymaha Lagu Raaco Iyo Hadii Ay jiraan Faaiido Aykahelaan Arimahaas Iyo Kuwa Kale Ugawaramay Darawaliinta iyo Qaarkamid ah Rakaabka Raaca Dadiidkaan BAJAAJKA”

Hoos ka Dhageyso Cododka Dadweynaha 

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here