Home Wararka caalamka Dhageyso: Xildhibaan Xaabsade oo Muqdisho ku Geeriyooday….

Dhageyso: Xildhibaan Xaabsade oo Muqdisho ku Geeriyooday….

0

Alle ha u naxariistee Waxaa Saaka Isbitaal Banaadir ee Turkiga uu Gacanta ku hayo ku Geeriyooday  Xildhibaan Maxamed Ibraahim Maxamed Xaabsade oo Mudooyinkaan ku Xanuunsanaa  Magaalada Muqdisho.

 

 

 

Dhimashada Maxamed Ibraahim Maxamed Xaabsade ayaa waxaa Warbaahinta u sheegay  Xildhibaan Maxamed Isxaaq  Cumar oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya,waxaana uu Xusay in Xaabsade uu Mudooyinkaan Xanuunsanaa ugu danbeyna ay u timid tii Alle.

 

 

 

Maxamed Ibraahim Maxamed Xaabsade ayaa la sheegay in Maanta loo qaadayo Meydkiisa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay si halkaasi Aas loogu sameeyo.

 

 

 

Xaabsade ayaa ka mid ahaa Siyaasiinta Soomaaliyeed ee tan iyo Burburkii Dalka Soomaaliya joogay.

 

 

 

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga Xildhibaan Maxamed Isxaaq

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here