Home Wararka caalamka Deg Deg Madaxweynaha Turkiga oo Gaaray isbitaalka Digfeer ….

Deg Deg Madaxweynaha Turkiga oo Gaaray isbitaalka Digfeer ….

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Turkiga iyo Masuuliyiin sar sare oo katirsan labad Dowladood ayaa goordhaw kormeer ku tagay Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho.

 

 

 

Waxaa Isbitaalka Digfeer hada kasocda Munaasabad balaaran oo lagu soo dhaweeenayo Madaxweynaha Dalka Turkiga iyo wafdiga lasocda, waxaana la filayaa in Madaxweynaha Soomaaliya iyo kan Turkiga ay si wadajir ah xariga uga jaraan Isbitaalka Cusub.

 

 

 

Isbitaalka Cusub ee Digfeer oo loogu magacdaray Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan,ayaa kamid noqonaya Isbitaalada ugu casrisan ee kuyaala Qaarada Afrika waxaana la filayaa in si rasmi ah dhawaan uu u howl bilaabo Isbitaalkaasi.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here