Home Wararka caalamka Daawo Sawirada=Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo loogu Magac daray Isbitaalka...

Daawo Sawirada=Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo loogu Magac daray Isbitaalka Digfeer….

1

Isbitaalka Digfeer oo ay dib u dhis iyo casriyeen ay ku sameesay Dowlada Turkiga ayaa loogu magac daray Madaxweynaha Dalkaasi Recep Tayyip Erdogan oo kusugan Muqdisho lana filayo in si rasmi ah uu xariga uga jaro Isbitaalkaasi..

 

 

 

Isbitaalka Casriga ee Recep Tayyip Erdogan Hospital ayaa kamid noqonaya Isbitaalada ugu casrisan Geeska Afrika, waxaana isbitaalka maamulkeeda gacanta ku haya Dowlada Turkiga oo iyada 23-sano kadib dayactir iyo dib u dhis ku sameesay.

 

 

 

Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, ayaa saacadaha soo aadan la filayaa in si rasmi ah uu xariga uga jaro Mashaariic dhoor ah ay ku jirto Isbitaalka loogu magac daray Recep Tayyip Erdogan Hospitaal.

rajab_1 rajab_2 rajab_3 rajab_4 rajab_5

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here