Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo Xarun uu Cusub oo Xariga Ka Jaray ku...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Xarun uu Cusub oo Xariga Ka Jaray ku Qabtay Shirka Golaha Wasiirada Xili uu Dhisay Inta Badan Xarumaha Dowlada Galmudug(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada Dowladda Galmudug oo ka qabsoomay xarunta wasaaradda Caafimadka Galmudug.

Shirka waxaa warbixinno la xariira wax-qabadka wasaaradda Caafimadka & Daryeelka Bulshada, waxqabadka iyo guulaha wasaaradda Beeraha & Waraabka Galmudug, shirka dib-u-heshiisinta Balanballe, qorshaha dhammeys tirka maamul daadajinta degmooyinka ee wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Galmudug iyo howlaha dib u xoreynta deegaannada wali ku jira gacanta argagixisada looga dhageystay wasaaradaha ay quseyso.

Ad
Previous articleWararkii ugu Danbeeyey Ee Magaalada Laasacanood oo Dagaalo Culus Dib ugu Qarxeen
Next articleShirkada Maraykan ah oo Lagu eedeeyey Dhulgariikii Dhimashada Badnaa ee Ka Dhacay Dalka Turkiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here